Yahoo Suche Web Suche

Suchergebnisse

  1. Suchergebnisse:
  1. Vor 5 Tagen · Contain "oo" and Double Vowels. Word contains the letters "oo". List of 1,922 words that have contain "oo" and double vowels. Add length, consonants, vowels, syllables, origin, spelling and more. View word search examples.

  2. www.tagaloglang.com › ooOO (Tagalog)

    Vor 4 Tagen · Oo, maganda ka. Yes, you’re pretty. Mainit ba sa Pilipinas? Is it hot in the Philippines? Oo, ang init talaga. Yes, it’s really hot. Sasama ka ba sa kanila? Are you going along with them? Oo, sasama ako. Yes, I’m going along. Kumain ka na ba? Have you eaten? Oo, kumain na ako. Yes, I’ve eaten. Masaya ka ba? Are you happy? Oo, masaya ako ...

  3. Vor 4 Tagen · Rivaldo oo warbaahinta la hadlayey ayaa yidhi: “Real Madrid waa kooxda mudnaanta leh ee ugu cadcad finalka. Usbuucyo ka hor, anigu waxa aan sheegay in finalka ay iskugu iman doonaan Real Madrid iyo Borussia Dortmund, markaa hadda waan hayaa finalkii. Sidaas oo kale, waxa aan sheegay in Borussia ay ku guuleysan doonto.

  4. Vor 4 Tagen · About Press Copyright Contact us Creators Advertise Developers Terms Privacy Policy & Safety How YouTube works Test new features NFL Sunday Ticket Press Copyright ...

    • 15 Sek.
    • Fatema Aktar
  5. Vor 4 Tagen · Guddoomiyaha Maxkamadda Adduunka Nawaf Salam, oo akhrinayey go’aanka ayaa sheegay in tallaabooyin ku-meel-gaar ah oo ay horey u amartay maxkamadda bishii Maarso aysan si buuxda uga hadlin xaaladda go’doominta Qasa oo hada kasii dartay. “Israa’iil waa in ay si degdeg ah u joojiso weerarkeeda militari” ee Rafah, ayuu yidhi.

  6. Vor 4 Tagen · Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalo xeebeedka Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ee Soomaaliya, 7 caruur ah ayay qaaday baddu maanta, sida ay noo sheegeen dad goobjoogayaal ah.

  7. Vor 5 Tagen · Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowladda Puntland ayaa soo saartey go’aan ku aadan ardey badan oo laga joojiyey in ay ka qaybgalaan imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12 2023/2024. Qiyaastii ardey ku dhaw 95 ardey ayaa loo diidey in ay ka qaybqaataan imtixaanada fasalka 12 ee magaalada Boosaaso, kuwaas oo lagu eedeeyey in aysan si sax ah ku so gelin fasalka 12aad.