Yahoo Suche Web Suche

Suchergebnisse

  1. Suchergebnisse:
  1. Vor 10 Stunden · Haddii Bayern Munich ay la soo wareegto Bruno Fernandes waxay keeni kartaa inay ku qanciyaan tababare Thomas Tuchel inuu kooxda sii joogo madaama uu doonayay ciyaaryahan hal abuur leh xilli ciyaareedkan iyadoo xiddiga reer Portugal uu yahay laacib uu rabo Tuchel.

  2. Vor 10 Stunden · Tababaraha Brentford Thomas Frank ayaa si weyn ugu tartamaya shaqada Manchester United haddii ay ceyriyaan tababare Erik ten Hag. (Telegraph) Napoli ayaa u soo bandhigtay tababarihii hore ee kooxaha Chelsea iyo Tottenham Antonio Conte lacag dhan £5.6m sanadkii si uu u noqdo macalinkooda xiga laakiin AC Milan ayaa qaboojisay xiisihii ay u qabtay 54 jirka reer Italy.

  3. Jamie Carragher ayaa sheegay in goolhayaha bedelka ku soo galay Stefan Ortega inuu Manchester City u qaaday horyaalka Premier League ka dib markii uu si cajiib ah fursad gool loo fishay ka beeniyay Son Heung-min daqiiqadii 85aad ee kulankii ay City 2-0 ku badisay.

  4. Vor 10 Stunden · jadwal sepak bola liga champion: Akses mudah dan aman untuk semua orang. Akses mudah dan aman untuk semua orang jadwal sepak bola liga champion

  1. Nutzer haben außerdem gesucht nach